tigblogs

asma - My Blog

4 ever cowramalle


Related to country: Somalia
Translations available in: English (original) | French | Spanish | Italian | German | Portuguese | Swedish | Russian | Dutch | Arabic

Cawramale waa qabaa'ilada somaliyeed ee ku nool konfurta somalia iyo bariga somalia waana dad alle ku ma neestay deegan aad u fiican sida marka aan kahadalno deeganada konfurta somalia ,magaalooyinka iyo baadiyaha ay dagaan magalada siyaaxiga iyo cimilada wanagabadan ee kismayo sida tuulooyinka iyo dagmooyinka ku teedsan magalada kismayo sida cabdalle biroole ,buuloxaaji,kanjaroon,orlandcity,beerxaami, ilaa lagta biyaha waa dadka dagan waxayna ku teedsan yahiin bada indian ocean waa deeganada galbeedka ksimayo ee dhanka kenya dhanka kale magalooyinka waxay dagan buulo gaduud,yoontooy,kamsuuma, .
waxa ay kaloo dagaan dagmada diinsoor ee gobalka bay sida tuulada raaxoole deeganka dooy
bari boosaso,lasqori,badhan ,makhir

cawramale waxuu u kala baxaa sidan
awrmale (cawramale) awramale waxuu ukala baxaa afar qeeb waa wayn ama wax looyaqaano main subclan are four::::::::: 1garlabe 2 gaboolen 3 cirinte garlabe divided 6 sub clan 1 ayadoonle 2 tol yaqub 3 ahmed nore 4 ahal garlabe 5 osman dhere 6 mohamed abu bakar gaboleen 6 main tribe 1 isse 2 salaban 3 ismail 4 waladia 5 jidgal 6 lagow cirinte dived 3 main sub clan 1 muse 2 maskin waq 3 tol isse 4warsangali(cawramale) Aadan Siciid Adan Yaqub Bah Habar Cismaan Bah Habar Xasan Bah Idoor Bah Ogayslabe Bah Yabare Bihna Guuleed Caamir Yuusuf Cismaan Yusuf Colmarabe Dubeys Garad Liban (Tuure) Garaad cumar Garwayne Gobyawuud Habar Ahmed Hinjiye Idamoge Jibriil Siciid Muxumud Reer Garaad Reer Mohamed Reer cumar Reer Saalax Reer Xaaji Reer Yaasuf Riighaye Siciid Ciise Waqadsiinye Warlabe Xusein Ciise any way waa dad tariiq deegaaneed mid diineed iyo mid wadaniyad nimo ku dhisantahay leh waaye waana dadka kaliya aanan ka qeeb qaadan dagaalkii sokeeye meesha somalida ay ku fanayso dhiig ban daadiyey waa dad jacel nabada iyo nololoshaba

Tags:
You must be logged in to add tags.

Comments

jubbaland washingtonDC Boy
February 18, 2009 | 4:14 AM waa ben ma aadan sheegin asma
waa runtaa arinta aad sheegtay jubbaland washingtonDC Boy
February 18, 2009 | 4:49 AM jubbastate
cawramalle waa dad la yaqaano 5 qaaradood ee caalamka waana dadkay ay somalia la la yiraahdo dadka aanan qufkale in ay soo dhawaynaa mooyee aanan dilay bilad sharaf saraysa ayey ka helen balse waxaa mudan in ay somalida ay garani la hadahay oo dhulka ay dagaan beesha cowramalle ay ku soo duleen qabaa'ilo qiimihii somalinimo ka tagay oo doonaya in dadka ay wadagaan somalinimada inay gumaysatan beesha cawrammale ayada ayaa la doonayaa si nabad loo helo in ay gacan bir ahi tusto shiyaadhiinta gumaysi doonka ahi cawammalle iyo qabailada way walalha yiihiin iskuna deegnka yihiin ay ay aayahooda ka tashadan somalina ma xalismi doonta ilaa quf walbo meeshiisa ku laabto dadka reer jubbaland waxaa laga sugayaa talo wacan iyo iska saarida murtadiinta gumaysi doonka ahi
asma's Profile


Latest Posts


4 ever cowramalle

Monthly Archive


November 2008

Change Language




Tags Archive


cawramalle

Filter By Type


Travel
Topics


1292 views
Important Disclaimer